src="http://pagead2.googlesyndication.com/pagead/show_ads.js">

HAMBALYO

Amin Amir iyo Xaaskiis iyo caruurtiisi

Saciid Amir ,xaaskiisi iyo Caruurtiisi

Maxamuud Maxamed Makis

Cabdiraxmaan Dowlo

Ayaanle Xuseen Cabdi iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Axmed Maxamed Muudey (axmed Cadde)

Dhamaan waxey Hambalyo u diraayaan hooyo nastexo ali khaliif iyo
aabe hassan ali salah oo gabar ugu dhalatay Dalka Kenya gabadhaasoo loo bixiyay

shirhaan hassan ali salah waxaan Eebe ugu baryeynaa tii Diinteeda dadkeeda iyo

dalkeeda anfacda illaahow inooga dhig Aamiin Amiin